KUSOO DHAWOOW
Hayaan Academy
Maxaa Iska Beddelay Qorshihii Hayaan Academey ?
Taxliilin Farsamo
Cutubkaan waxaad ku baran doontaa sida loo raadsado qiimaha ugu wanaagsan ee lammaane lacaggeed
Taxliilin Dhaqaale
Taxliillinta dhaqaale waa halka aynu ku ogaan doonno xaaladda dhaqaale ee ka jirta dalalka aynu lacagahooda isku beddelayno.
Garaad kobcinta ganacsadaha
Cutubkaan runtii waa midka ugu muhiimsan guud ahaan cutubyada buuggaan ku qoran

Sharciyada shaqada
Marka aad fahamtid dhammaan afarta cutub ee kan ka horreeyay,
Xarakaadka suuqa
Xarakaadka suuqu waa fahamka iyo barashada shumacyada suuqa (Candlesticks) Taxliilinta iyo akhrinta dhaq-dhaqaaqa shumacyada suuqa ayaa loo yaqaan Price Action.
Dhacdo wareed deg – deg ah
Nooca labaad ee dhacda wareedyada suuqa saameeya waa kuwa aan qorshaysnayn ee hal mar si lama filaan ah ku dhaca.
Bandhigyadii Buugga Forex Somali
Bugga Forex Somali, Waxaa uu ahaa buuggii u horreeyay ee af-soomaali ku qoran ee abid laga qoray suuqa sarifka lacagaha qalaad. waxaa 2019 kii lagu soo bandhigay magaalooyin waaweyn oo somaaliya iyo dalalka dariska iskugu jira, waxaana ka mid ahaa Muqdisho, Hargeisa, Garowe, Jigjiga, Kenya iyo Kambala.
Talo iyo Tusaale
Halkan ayaad nagula soo wadaagi karta wixii talo iyo tusaale ah ee aad doonaysid in aad nala wadaagtid adigo gujinaya badhanka hoose mahadsanid.